Barcelona Oo Doonaysa In Ay Heshiis Isku Badalasho Ah La Samayso Man City.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay heshiis isku badalasho ah la samayso Kooxda Barcelona iyaga oo doonaya in ay ka faa’iidaystaan xidhiidhka uu Madaxweynaha Kooxda ee Joan Laporta la leeyahay maamulka kooxda Man City. Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso ka faa’iidaysato xiisaha Man City u qabto saxiixa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII