Barcelona Oo Doonaysa In Ay Iska Iibiso 18 Xiddig Oo Kooxda 1-aad Ah

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay iska iibiso 18 xiddig oo kooxda 1-aad ah inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan sida ay sheegayaan wararku. Kooxda Barcelona ayaa ku dhibaatoonaysa dhibaato dhaqaale taas oo uu sababay xanuunka Korona ee ku habsaday adduunka. Barcelona ayaa haatanba la soo saxiixatay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII