Barcelona Oo Doonaysa In Ay Iska Iibiso 3 Xiddig Todobaadkan.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay iska iibiso 3 ka mid ah xiddigaha daafaca uga ciyaara kooxdeeda ka hor dhamaadka todobaadkan. Inkasta oo uu Lionel Messi diyaar u yahay in uu dhimo mushaharkiisa hadana Barcelona ayaa wali dhaafaysa xadiga mushaharaadka ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub. Kooxda Barcelona ayaa ku qasban […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII