Barcelona Oo Doonaysa Xiddig Wacdaro Ka Dhigay Copa America, Waa Xiddig Premier League Ka Ciyaara.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay xiddiga khadka dhexe ee kooxda Tottenham Hotspur ee Giovani Lo Celso keento Camp Nou inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. 25 jirkaan, oo ka caawiyay Argentina inay ku guuleysato Copa America xagaagan, ayaa dhaliyay 7 gool, waxaana uu diiwaangaliyay afar caawin 65 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII