Barcelona oo dooneysa weeraryahanka Porto Luis Diaz xagaaga soo aadan

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Porto Luis Diaz inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga soo aadan. 24 jirkaan ayaa si cajiib ah ku bilowday ololihii 2021-22, isagoo dhaliyay shan gool hal caawinna sameeyay 8 kulan oo uu u saftay kooxda reer Portugal. Dhanka kale, weeraryahanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII