Barcelona Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsigii Ay Ugu Jirtay Saxiixa Erling Haaland.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay isaga hartay loolanka loogu jiro saxiixa xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland xagaagan sababo la xiriira dhaqaale xumo. Wakiilka Haaland Mino Raiola iyo aabihiis Alfe-Inge ayaa la kulmay Barcelona bishii April iyaga oo ka wadahadlay suurtagalnimada iyo dookhyada uu xiddiga Dortmund ugu biiri karo kooxda ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII