Barcelona oo guul 2-1 ka gaartay kooxda Getafe, Memphis Depay oo ka Caawiyay guusha kulankan

kooxda Barcelona ayaa gaartay guusheeda labaad ee horyaalka La liga oo ay la ciyaartay kooxda Getafe kadib kulan ka dhacay Garoonka Camp Nou. Sharaxaada Ciyaarta Barcelona ayay ku qaadatay labo Daqiiqo oo kaliya in ay hogaanka ciyaarta qabato markii uu gool u dhaliyay Sergi Roberto oo caawin ka helay Jordi Alba. Daqiiqadii 18aad ee qeybta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII