Barcelona Oo Guuldaro Ka Qiratay Baacsigii Ay Ugu Jirtay Georginio Wijnaldum & Arintan Oo Cadayn U Ah.

Kooxda Barcelona ayaa bilowday raadinta Badalka xiddiga Georginio Wijnaldum kaas oo iska diiday kooxda kana doortay PSG. Xiddiga reer Holland ayaa xor ah waxana si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Barcelona kuwaas oo doonayay in ay ku xoojiyaan khadka dhexe xilli ciyaareedka dambe. Laakiin xiddiga 30 jirka ah ayaa iska diiday Barcelona isaga oo ka doortay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII