Barcelona Oo Heshiis Isku Badalasho Ah La Samaynaysa Atletico Madrid & Griezmann Oo Fure U Noqon kara Heshiiskaas.

Barcelona ayaa soo dhaweyneysa heshiis is weydaarsi oo ay la samaynayso kooxda Atletico Madrid marka la gaadho suqua xagaaga kadib markii uu madaxweynaha Atletico Madrid qirtay rabitaankiisa dib u soo celinta xiddiga Antoine Griezmann. Madaxweynaha Atletico Madrid ee Cerezo ayaa idaacada Caden SER u sheegay Rabitaankiisa ah in uu doonayo in uu dib ula soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII