Barcelona Oo Heshiis Isku Badalasho Ah U Adeegsanaysa Jordi Alba Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso heshiis isdhaafsi ah oo ku heli karto saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara Inter Milan ee Alessandro Bastoni kuna badalanayso xiddiga Jordi Alba. Alba ayuu 3 sano ka dhimanyahay heshiiskiisa kooxda Barcelona waxana lagu bur-burin akraa heshiiskiisa lacag dhan 429 milyan euro laakiin waa mid ka mid ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII