Barcelona oo heshiis shaqsi ah la gaartay Renato Sanches

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis shaqsi ah la gaartay xiddiga qadka dhexe ee kooxda Lille Renato Sanches . 23 jirkaan ayaa la filayaa inuu ka tago kooxda heysata horyaalka Faransiiska inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan, Barcelona, Liverpool iyo Arsenal ayaa ka mid ah kooxaha lagu qiimeeyo inay xiiseynayaan. Ciyaaryahanka khadka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII