Barcelona oo iibineysa Sergio Busquets si ay boos uga hesho Franck Kessie

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u tahay in ay iska iibiso xiddiga khadka dhexe ee Sergio Busquets si ay boos ugu baneeyaan xiddiga kooxda AC Milan ee Franck Kessie . Kooxda lacagta caddaanka ah haysata ayaa lagu xantaa inay Kessie ka dhigtay bartilmaameedka koowaad ee suuqa Jannaayo, in kasta oo xaaladdooda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII