Barcelona Oo Iska Iibin Doonta 14 Xiddig Suuqa Xagaaga.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay dib u habeyn ku sameyso kooxdeeda xagaagan waxaana laga yaabaa inay iska iibiso ku dhawaad 14 xiddig marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga. Kooxda Barcelona ayaa u muuqata kuwo ka baxsan tartanka horyaalka La Liga iyada oo 2 kulan ka hadhsantahay dhamaadka xilli ciyaareedka waxana ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII