Barcelona Oo Iska Khasaarisay Fursad Ay Hogaanka Ugu Qaban Lahayd Horyaalka La Liga, Granada Ayaa Garaacday.

Kooxda Granada ayaa garaacday kooxda Barcelona kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga oo baaqi u ahaa labada kooxood kana dhacay garoonka Camp Nou. Qaybta Hore: Kulanka ayaa ku bilowday sidii la filayay oo ahayd qaab ciyaareed fiican oo ay Barcelona ku bilaabatay iyaga oo maamulayay ciyaarta waliba qaadayay weeraro aan kaal joogsi lahayn. Kooxda Granada […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII