Barcelona Oo Juventus U Soo Bandhigtay Heshiis Isku Badalasho Ah

Barcelona ayaa ka fiirsaneysa inay heshiis is dhaafsi ah oo lama filaan ah la samayso kooxda Juventus Iyada oo doonaysa in ay Antoine Griezmann Juventus kaga badashaan xiddiga Paulo Dybala si ay u dhimaan mushaharka badan. Kooxda Barcelona ayaa ku dhibaatoonaysa dhanka mushaharka iyada oo kooxdu doonayso in ay iska iibiso xiddigaha ugu mushaharka badan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII