Barcelona oo ka Codsaneysa Antoine Griezmann, iyo Philippe Coutinho inay qaataan mushahar dhimis’

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay ka codsan doonto weeraryahanada Antoine Griezmann iyo Philippe Coutinho si ay mushahar dhimis uga sameeyaan heshiisyadooda. Madaxweynaha naadiga Joan Laporta ayaa shaaca ka qaaday usbuucii hore in kooxda La Liga ka dhisan lagu leeyahay eyn dhan £ 1.15bn isla markaana ay hadda aad ugu baahan yihiin inay yareeyaan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII