Barcelona oo ka fiirsaneysa inay la soo wareegto bedelka Aguero

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Barcelona ayaa miisaameysa inay ku soo laabato suuqa xagaaga si ay u hesho weeraryahan cusub. Dhaawaca kubka ee soo gaaray saxiixa cusub ee Sergio Aguero ayaa maamulka Barca ka fakarayaan inay u dhaqaaqaan sidii ay u keeni lahaayeen weeraryahan cusub. Aguero ayaan la filayaa inuu garoomada ka maqnaan doono ilaa dabayaaqada bisha October. Mundo Deportivo ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII