Barcelona ‘oo ka shaqeyneysaa inay qandaraaska u Kordhiso shan ciyaartoy

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ka shaqeyneyso sidii ay Gavi , Ansu Fati , Pedri , Ronald Araujo iyo Ousmane Dembele qandaraasyo cusub ugu saxiixi laheyd. Kooxda reer Catalan ayaa si furan uga hadashay wadahadaladii ay la yeesheen Gavi, Fati, Pedri iyo Dembele, iyadoo afarta ciyaaryahanba loo arko inay qeyb muhiim ah ka yihiin qorshaha kooxda. Si kastaba ha ahaatee, sida laga soo xigtay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII