Barcelona Oo Ku Biirtay Baacsiga Loogu Jiro Renato Sanches

Xiddiga khadka dhexe ee Lille Renato Sanches ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u noqday kooxda Barcelona inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Sanches dib Uga mid noqday xiddigaha ugu fiican khadka dhexe qaarada yurub 12-kii bilood ee ugu dambeeyay isaga oo Lille ka caawiyay in ay ku guulaystaan horyaalka Ligue 1 sidoo kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII