Barcelona Oo Ku Dhaw In Ay Waydo Saxiixa Memphis Depay, Kooxdee Ayaa Kaga Horaysa.

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ayna wali ka rajo dhigin dalabkeeda ku aadan saxiixa weeraryahanka kooxda Lyon ee Memphis Depay. Iyada oo heshiiskiisa kooxda Lyon dhici doono xagaagan xiddiga reer Holland ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa kooxda Barcelona kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara. Xiddiga Depay oo dhawr boos ka ciyaari […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII