Barcelona oo ku dhawaaqday Mudada uu Garoomada ka Maqnaanayo Aguero

Barcelona ayaa xaqiijisay in Sergio Aguero uu maqnaan doono ugu yaraan seddex bilood ka dib markii laga helay wadno xanuun. Aguero ayaa dareemay xanuun laabta ah kulankii ay Barcelona la ciyaartay Alaves horyaalka La Liga, isagoo ugu danbayn garoonka ka baxay. Tijaabooyinka ciyaarta ka dib ayaa muujiyay Xanuunka arrhythmia ee wadnaha. Xiddiga reer Argentine ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII