Barcelona Oo La Xidhiidhay PSG & Nemar Oo Sabab U Ah.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay xiriir la samaysay kooxda Paris Saint-Germain iyaga oo isku dayaya in ay Neymar ku soo celiyaan kooxda marka la gaadho suuqa kala iibsiga xagaaga. Xiddiga reer Brazil ayaa dhawaan sheegay in uu ku faraxsanyahay kooxda PSG Waliba wadahadalo heshiis kordhin ah kula jiro kooxda uu hogaamiyo tababare […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII