Barcelona Oo Lagu Cidhiidhinayo Saxiixa Georginio Wijnaldum, Koox Ayaa Ka Afduubanaysa.

Kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in ay Barcelona ka afduubanayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum sida ay sheegayaan wararku. Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa xiddiga Georginio Wijnaldum u calaamadsaday bartilmaameedkiisa ugu muhiimsan ee suuqa xagaaga laakiin kooxda PSG ayaa ku dhaw in ay ku garaacdo. Sida laga soo xigtay ESPN, Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII