Barcelona oo Qaab Amaah ah ku dooneysa Xidiga Raheem Sterling

Photo Getty Barcelona ayaa xiiseyneysa inay heshiis amaah ah kula soo saxiixato weeraryahanka Manchester City Raheem Sterling inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga jiilaalka, sida laga soo xigtay Sport 26 jirkaan ayaa lala xiriirinayay Blaugrana horaantii xagaagan. Heshiis isdhaafsi ayaa la isla dhexmarayay Antoine Griezmann, Ousmane Dembele iyo Sergi Roberto oo ka mid ah ciyaartoyda la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII