Barcelona oo Qorsheeneysa in Qaab Xur ah ku hesho Paul Pogba Xagaaga Danbe

Paul Pogba Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba iyaga oo doonaya in ay qaab xor ah ku helaan xiddiga xagaaga dambe. 28 jirkaan, oo sidoo kale lala xiriirinayo Real Madrid, Juventus iyo Paris Saint-Germain ayuu heshiiskiisa Old Trafford dhici doono wax […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII