Barcelona Oo Ronald Koeman Ku War Galisay Go’aanka Kama Dambaysta Ah Ee Laga Gaadhay Mustaqbalkiisa.

Madaxweynaha Barcelona Joan Laporta ayaa ku wargaliyay Ronald Koeman kulankii Salaasadii in uu raadinayo tababare cusub ka hor xilli ciyaareedka cusub. Laporta ayaa sidoo kale ka codsaday Koeman muddo 15 maalin ah si ay wadahadalo ula furaan tababaraha cusub ee shaqada ka badali doona. Macluumaadkan waxa soo saaray TV3 oo aan sheegin wax warbixin ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII