Barcelona oo soo jeedisay heshiis is dhaafsi oo ku saabsan Ousmane Dembele, iyo Dejan Kulusevski

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay la xiriirtay Juventus horaantii xagaagan si ay kooxda heysata horyaalka Talyaaniga u siiso fursad ay kula soo saxiixato Ousmane Dembele oo qeyb ka ah heshiiska is dhaafsiga ee Dejan Kulusevski . Dembele, oo la dhibtooday dhaawacyo dhowr ah intii uu joogay Camp Nou, ayaa qandaraaskiisu dhacayaa xagaaga soo aaddan, mustaqbalkiisa kooxda reer Catalanna ma cadda. 24 jirkaan ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII