Barcelona oo u soo bandhigtay Philippe Coutinho kooxo badan oo Premier League ah

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay la xiriirtay “dhowr” naadi oo ka dhisan Premier League si ay u siiso fursad ay kula soo saxiixdaan Philippe Coutinho inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Xiddiga reer Brazil ayaa ku soo laabtay taam ahaanshihiisa ka dib dhaawac halis ah oo ka soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII