Barcelona Oo Wali Doonaysa Saxiixa Daafaca Matthijs de Ligt Laakiin Hal Dhib Ayaa Jirta.

Daafaca Juventus Matthijs de Ligt ayaa lagu soo waramayaa inuu weli hogaanka u hayo liiska Xiddigaha ay Barcelona dooneyso si ay ugu xoojiso kooxda xagaaga. Kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu ku soo qaatay Ajax kooxda Barcelona ayaa ka mid ahayd kooxaha doonaya saxiixa xiddiga De Ligt laakiin wax uu doortay ku biirista kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII