Barcelona Oo War Fiican Ka Heshay Baacsiga Ay Ugu Jirto Badalka Jordi Alba, Maxaa Cusub?

Xiddiga daafaca Bidix uga ciyaara kooxda Valencia ee Jose Gaya ayaa lagu soo waramayaa in uu joojiyay wadahadaladii heshiis kordhinta ahaa ee uu kula jiray kooxda Valencia kadib xiisaha Barcelona ee saxiixa xiddiga suuqa xagaagan. Xiddiga 26 jirka ah ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo dhaliyay gool 7 kalena […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII