Barcelona oo weli iibin karta Miralem Pjanic xagaagan

Soccrates Images / Getty Images Barcelona ayaa weli u furan inay iibiso xiddiga qadka dhexe ee Miralem Pjanic xagaagan, halka daafaca reer France Samuel Umtiti uu ka gorgortamayo mushaar dhimistiisa si uu ugu sii nagaado kooxda. Labadaba waxaa lala xiriirinayay bixitaan inta lagu gudajiray suuqa kala iibsiga iyadoo La Blaugrana ay dooneysay inay si weyn […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII