Barcelona Oo Xaqiijisay In Uu Lionel Messi Seegi Doono Kulanka Ugu Dambeeya Xilli Ciyaareedka La Liga.

Barcelona ayaa shaacisay in kabtankeeda Lionel Messi uu seegay tababarka maanta oo jimce ah ka hor kulanka Eibar ee ugu dambeeya xilli ciyaareedka horyaalka La Liga kadib markii uu Tababare Ronald Koeman fasax siiyay. Kooxda Barcelona ayaa marti u noqon doonta kooxda Eibar Sabtida kulan ka tirsan todobaadkii 38-aad ee xilli ciyaareedka horyaalka La Liga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII