Barcelona oo Xidig kale ku wareejisay Lambarka 7aad uu ka tagay Antoine Griezmann

Barcelona ayaa go’aansatay inay siiso maaliyaddeeda lambarka 7 -aad garabka reer France Ousmane Dembele .  Lambarka maaliyadeed ee caanka ah ayaa la isticmaalin ka dib markii Antoine Griezmann uu amaah ugu wareegay Atlético Madrid maalintii ugu dambeysay suuqa. Dembele ayaa hore Barcelona ugu xidhay lambarka 11 -aad. Si kastaba ha ahaatee, tallaabada Antoine Griezmann ayaa u saamaxday inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII