Barcelona oo xiiseyneysa Pierre-Emerick Aubameyang, iyo Alexandre Lacazette?

Barcelona ayaa isha ku heysa labada ciyaaryahan ee Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang iyo Alexandre Lacazette , sida lagu sheegay warbixinta ugu danbeesay. Ronald Koeman ayaa si cad u sheegay in uu raadinayo in uu weeraryahan kale ku soo daro kooxdiisa ka hor inta uuna suuqu xirmin kadib bixitaankii lama filaanka ahaa ee Lionel Messi . Arrimaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII