Bayern Munich Oo Arsenal Ku Cidhiidhinaysa Xiddig Uu Mikel Arteta Doonayo.

Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay kula dagaalanto Arsenal saxiixa daafaca Inter Milan Achraf Hakimi. Xilli la filayo in uu Hector Bellerin isaga tago kooxda xagaaga Arsenal ayaa la rumaysanyahay in ay Hakimi u calaamadsatay badalkiisa tooska ah. Xiddigii hore ee Arsenal ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII