Bayern Munich oo guul-daro 3-0 dhabarka u saarisay kooxda Barcelona Uefo Champions league-ga

Barcelona oo Caawa lagu ciyaarayay garoonkeeda ayaa guul daro 0-3 kala kulantay kooxda Bayern Munich kulan ka tirsan Champions league-ga Guruub B. Bayern Munich ayaa muujisay sida ay uga awood badan tahay Barcelona qaybtii hore, kaddib daqiiqado ay Barca kubbadda si fiican iskugu dhiibaysay oo ay rajo gelisay taageereyaasheeda. Thomas Muller ayaa daqiiqaddii 34aad waxa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII