Bayern Munich oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo Mid kamid ah Xidigaha ugu Muhiimsan Chelsea

Kooxda Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa in ay qorshaynayso in ay u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda chelsea ee Timo Werner inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaaga dambe. 25 jirkaan ayaa si joogta ah ugu ciyaarayay Blues intii lagu guda jiray ololihii 2020-21, isagoo saftay 52 kulan tartamada oo dhan, isagoo dhaliyay 12 gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII