Bayern Munich oo war kasoo saartay Wararka ku aadan u dhaqaaqista Antonio Rudiger

Photo Reuters Tababaraha Bayern Munich Julian Nagelsmann ayaa sheegay in kooxda reer Jarmal aysan wadahadal kula jirin saxiixa daafaca Chelsea Antonio Rudiger . Kooxda difaacaneysa Bundesliga ayaa lala xiriiriyay inay beeca xorta ah kula soo wareegi doonto daafaca dhexe, kaasoo qandaraaskiisa Stamford Bridge uu dhacayo xagaaga soo aadan. Juventus iyo Real Madrid ayaa sidoo kale […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII