beIN SPORTS: Lionel Messi Oo Go’aan Kama Dambays Ah Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Barcelona.

Ashraf Ben Ayyad, oo ah weriyaha shabakadda beIN SPORTS ayaa taageerayaasha Barceloan war fiican uga sheegay mustaqbalka kabtankooda Lionel Messi. Heshiiska Barcelona ee Lionel Messi ayaa dhici doona dhamaadka xilli ciyaareedkan waxana uu seegay kulanka ugu dambeeya ee ay Barcelona la ciyaari doonto kooxda Eibar horyaalka La Liga isaga oo aan shaacin go’aankiisa kama dambaysta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII