Ben White Oo Maanta Tijaabada Caafimaadka U Mari Doona Arsenal

Xiddiga Ben White ayaa maanta tijaabada caafimaadka u mari doona Kooxda Arsenal si uu u dhamaystiro heshiiska uu ugu biiri doono Arsenal sida ay sheegayaan wararku. Kadib markii ay Arsenal dhigeeda Brighton kala heshiisay saxiixa xiddiga xiddiga 23 jirka ah ayaa noqon doona saxiixii 3-aad ee ay samayso kooxda Arsenal suuqa xagaagan. Sida laga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII