Bernd Leno Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Uu Ka Tagayo Arsenal.

Goolhayaha Arsenal Bernd Leno ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu doonayo in uu ka tago kooxda Arsenal suuqa xagaaga. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in tababare Mikel Arteta uu qorsheynayo isbadal weyn xagaagan, iyadoo Leno lagu daray magacyada kuwa ka tagi kara kooxda wakhtiga soo socda. Laakiin Goolhayaha ayaa haatan ka jawaabay wararkaas isaga oo sheegay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII