Bonucci Oo Ku Shactareystay Taageerayaasha Ingiriiska, Maxuuna Yiri Ka Dib Goolkii Bar-bar Dhaca Ee Uu Dhaliyay

Xiddiga Italy ee Leonardo Bonucci ayaa carabka ku adkeeyay in uu ku raaxeysanayay jawiga colaadeed ee ka jiray garoonka Wembley Laacibkaas ayaa Italy u dhaliyay goolka bar bar dhaca xilli ugu dambeyntiina la aaday rigooro tuursho ay Italy ku badiyeen kuna qaadeen koobkii labaad  ee qaramada yurub taariikhooda Channel-ka RAI ee Italy ayuu Leonardo Bonucci […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII