Booska Ay Barcelona Doonayso In Ay Xoojiso Oo La Ogaaday.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay ka go, antahay in ay kooxdeeda ku soo darto xiddig khadka dhexe ah oo cusub xagaagan. Kooxda reer Catalonia ayaa si xoogan loola xiriirinayay inay u dhaqaaqeyso Georginio Wijnaldum, laakiin xiddiga khadka dhexe ayaa ku biiray kooxda PSG isaga oo iska diiday kooxda Barcelona. Barcelona ayaa ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII