Borussia Dortmund oo guul 4-3 ah ka gaartay kooxda Bayer Leverkusen, Haaland oo labo mar Shabaqa soo taabtay

Kooxda Borussia Dortmund oo booqasho ugu tagtay kooxda Bayer Leverkusen ayaa ugu soo badisay 4-3 kulan ka tirsan Horyaalka Bundesligaha Dalka Germalka, iyadoo xidigaha Haaland uu labo mar shabaqa soo taabtay. Sharaxaada Ciyaarta. Kooxda Borussia Dortmund ayaa qeybta hore looga naxsaday gool uu dhaliyay Florian Daqiiqadii 9aad ee Ciyaarta waxan Bar-bareeyay Haaland Daqiiqadii 37aad ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII