Borussia Dortmund Oo Heegan Galisay Man United & Liverpool, Arinta Sancho Ayay Soo Hadal Qaadeen.

Agaasimaha Kooxda Borussia Dortmund Michael Zorc ayaa qirtay in Jadon Sancho la iibin karo xagaagan. Manchester United ayaa ku dhawaatay inay la wareegto Sancho sanadkii hore laakiin kooxda ka dhisan Old Trafford ayaa diiday in ay bixiso lacagtii ay Dortmund dalbanaysay wakhtigaa laakiin labada kooxood ee Liverpool iyo Man United aaya lala xidhiidhinayaa xiddiga haatan. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII