Borussia Dortmund Oo Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Chelsea Ka Gudbisay Erling Haaland

Borussia Dortmund ayaa diiday dalabkii ugu horeeyay ee ay Chelsea ka gudbisay weeraryahankeeda Erling Haaland sida laga soo xigtay Sky Germany. Chelsea ayaa u soo bandhigtay Dortmund midkood Tammy Abraham ama Callum Hudson-Odoi iyo waliba lacag 50 milyan ah si ay uga helaan saxiixa xiddiga Haaland laakiin kooxda ka ciyaarta Bundesliga ayaa dooneysa inay sii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII