Borussia Dortmund Oo Ka Jawaabtay Wararka Chelsea La Xidhiidhinaya Erling Haaland

Kooxda Borussia Dortmund ayaa u sheegtay Chelsea inaysan dooneynin inay iibiyaan xagaagan Erling Haaland. Xiddiga reer Norway ayaa soo jiitay xiisaha kooxo dhowr ah oo ka dhisan Yurub oo ay ku jiraan Real Madrid, Manchester City iyo Manchester United. Laakiin wararka soo baxaya todobaadyadii  la soo dhaafay ayaa sheegayay in Chelsea ay kor u qaaday […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII