Borussia Dortmund Oo Man United & Liverpool U Sheegay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karaan Saxiixa Jadon Sancho

Borussia Dortmund ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay aqbasho lacag dhan 80 milyan xagaagan si ay u iibiso xiddiga Jadon Sancho. Xiddiga heerka caalami ee dalka England ayaa lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo Manchester United xagaagii oo dhan xagaagii hore, laakiin Red Devils ayaa diiday inay bixiso lacagtii lagu iibinayay xiddiga. Si […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII