Borussia Moenchengladbach oo bar-baro ku qabatay Kooxda Bayern Munich Horyaalka Germalka ee Bundesliga

Kooxda Borussia Moenchengladbach ayaa garoonkeeda Borussia-Park ku soo dhaweesay kooxda Bayern Munich kulan ka tirsan Horyaalka Bundesliga oo ku soo dhamaatay bar-baro 1-1, Sharaxaada Ciyaarta. Kooxda Bayern Munich ayaa kulankan halis la galiyay markii looga hormaray goolka Daqiiqadii 10-aad ee ciyaarta waxana ka dhaliyay Alassane Plea lakin dhamaadka ciyaarta Xidiga lala Xiriirinayo Chelsea Robert Lewandowski […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII