Brighton 1-4 Manchester City, City oo guul ay gaartay Ku soo Gashay Kaalinta Labaad ee Horyaalka, Xaqiiqooyinka Labada Diiwaangaliyay Kulanka

Kooxda Manchester City oo Booqasho ugu tagtay Kooxda Brighton ayaa guul kasoo gaartay Kulan Ka Tirsan Horyaalka Premier league Ciyaar ku soo dhamaatay 1-4. City goolasha waxaa ka Caawiyay Ilkay Gundogan iyo Labo Gool oo uu ku Daray Xidiga Da’da yar ee Phil Foden Halka Mahrez uu dhamaadka Ciyaarta uu dhaliyay Goolka Afaraad. Sharaxaada Ciyaarta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII